Home Wararka Somaliya Somaliland Deg Deg Shirkii Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Baaqday Xili Xiisada Farmaajo...

Deg Deg Shirkii Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Baaqday Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka Isku Shareertay

0

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib codsi ka yimid Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

Madaxweyne Deni ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.

Ad
Previous articleShirkii Maamul goboleedyada iyo Raysulwasaraha Soomaaliya oo Baaqday xili Farmaajo iyo Rooble Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay
Next articlejubaland ooSheegtay inay Qabanayso Doorashada 6kursi Xili Doorashadii Buuq Hareeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here