Home Wararka Somaliya Shirkii Maamul goboleedyada iyo Raysulwasaraha Soomaaliya oo Baaqday xili Farmaajo iyo Rooble...

Shirkii Maamul goboleedyada iyo Raysulwasaraha Soomaaliya oo Baaqday xili Farmaajo iyo Rooble Khilaaf Xoogan Soo kala dhexgalay

0

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee la filayay 27 bishan inuu ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid, kaddib codsi ka yimid Madaxweynaha Puntland Saciid Deni.

Madaxweyne Deni ayaa codsaday in la siiyo muddo todobaad ah oo lagu dhammeynayo shaqaaqadii ka dhacday Boosaaso.

Ad
Previous articleMadaxweyne farmaajo oo ku dhawaaqay in Raysulwasare Rooble Fashilmay Shir Deg Deg ahna Ku Baaqay
Next articleDeg Deg Shirkii Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Baaqday Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka Isku Shareertay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here