Home Wararka Somaliya Galmudug jubaland ooSheegtay inay Qabanayso Doorashada 6kursi Xili Doorashadii Buuq Hareeyey

jubaland ooSheegtay inay Qabanayso Doorashada 6kursi Xili Doorashadii Buuq Hareeyey

0
Maamulka Jubaland oo waxba kama jiraan kasoo Buuqa Dorashooyinka Hareeyey.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaana ku war geliyay musharraxiinta kuraasta 6-da ah ee la shaaciyey 23 Dec 2021 in ay isisoo diiwan geliyaan maanta, oo ay yimaadan xarruunta Guddiga.
Guddigaaan Doorashooyinka ee Jubaland ayaa sidoo kale sheegay in ay diiwaan galiyeen dhammaan ergooyinkii u coddeyn lahayd 6-daas kursi.
Ad
Previous articleDeg Deg Shirkii Maamul Goboleedyada Iyo Rooble oo Baaqday Xili Xiisada Farmaajo iyo Rooble Cirka Isku Shareertay
Next articleMidowga Musharixiinta oo Shir Deg Deg ah ku leh Hotel Jazira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here