Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Munaasabad Si wayn loosoo Agaasimay oo Madaxweyne Farmaajo ka qayb galaayo oo...

Munaasabad Si wayn loosoo Agaasimay oo Madaxweyne Farmaajo ka qayb galaayo oo Haatan Moqdisha Ka Socota(Sawiro)

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xiligan ka qeyb galaya Munaasabadda Xuska 78 guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Munaasabadan ayaa ka socoto xarunta Akadeemiyada Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale munaasabada goobjoog ah Wasiiro katirsan Xukuumada ,saraakiil ciidan iyo marti sharaf kala duwan.

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday eeĀ  Farmaajo ayaana la filayaa in munaasabada ka jeediyo khudbad uu kaga hadlayo munaasabadan iyo sidoo kale ka hadlo arimo kale oo khuseeya xaalada Soomaaliya.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

CiidamadaĀ  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAl-shabab oo gaystay Weerer ay Ku Dileen Masuuliyiin Iyo Saraakiil Sar sare
Next articleDagaal Culus oo ka Socda Tan iyo saakay Magaalada Muqdishu