Home Wararka Maanta Munaasabad Si wayn loosoo Agaasimay oo Madaxweyne Farmaajo ka qayb galaayo oo...

Munaasabad Si wayn loosoo Agaasimay oo Madaxweyne Farmaajo ka qayb galaayo oo Haatan Moqdisha Ka Socota(Sawiro)

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xiligan ka qeyb galaya Munaasabadda Xuska 78 guurada ka soo wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Munaasabadan ayaa ka socoto xarunta Akadeemiyada Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale munaasabada goobjoog ah Wasiiro katirsan Xukuumada ,saraakiil ciidan iyo marti sharaf kala duwan.

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee  Farmaajo ayaana la filayaa in munaasabada ka jeediyo khudbad uu kaga hadlayo munaasabadan iyo sidoo kale ka hadlo arimo kale oo khuseeya xaalada Soomaaliya.

Ad
Previous articleAl-shabab oo gaystay Weerer ay Ku Dileen Masuuliyiin Iyo Saraakiil Sar sare
Next articleDagaal Culus oo ka Socda Tan iyo saakay Magaalada Muqdishu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here