Home Wararka Somaliya Dhageyso Saraakiisha Dowladda oo war ka soo saaray Dagaal ka dhacay Galmdug

Dhageyso Saraakiisha Dowladda oo war ka soo saaray Dagaal ka dhacay Galmdug

0

Dagaal culus oo u dhaxeeyay Alshabaab iyo ciidamada Hugunta ah ee DFS iyo Kuwa galmudug ayaa saaka ka dhacay Duleedka Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.

Saraakiisha Dowladda ee ku sugan Galmudug oo dagaalka ka hadlay ayaa sheegay in Alshabaab ay ka dileen askar badan weerarna ay ku qaadeen ka dib markii Xog ay ka heleen in Miino ay aasayeen.

Dagaalka ayaa labada dhinac khasaare ka soo gaaray sida Saraakiisha Dowladda Soomaaliya qeybta 21-aad ay warbaahinta u sheegeen.

Ad
Previous articleXubnaha Guddiga Doorashada oo Maanta Gudoomiye dooranaya, Hadaba waa Kuma Magacyada sharaxan ?
Next articleGudoomiyaha Dhuusamareeb oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay inta u dhaxeysa Ceeldheere iyo Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here