Home Wararka Somaliya Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug oo isbitaalka ku booqday...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug oo isbitaalka ku booqday dhaawacyadii shalay laga keenay Wasil {Sawiro}

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isbitaalka ku booqday askar iyo rayid ku soo dhaawacmay iska caabinta weerar Alshabaab ku qaadeen deegaanka Wisil ee gobolla Mudug.
Ra’iisul Wasaaraha oo isdul taagay dhaawacyada ayaa dhaqaatiirta ka dhageystay warbixinta la xiriirta dhaawacyada, isagoo u rajeeyay caafimaad deg deg ah, waxa uuna uga mahadceliyay sida geesinimada leh ee ay isaga caabiyeen cadowga Alshabaab ee deegaankooda soo weeraray.
Xukuumada Soomaaliya iyo iyo Madaxda Galmudug ayaa balan qaaday in dadkaan ay heli doonaan Daryeel deg deg ah Lana joogteen doono Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
Alshabaab ayaa shalay subax weerar culus ku qaaday Degmada Wasil ee Gobalka Mudug
Ad
Previous articleRooble iyo Guudlaawe oo kulmay iyo shirka oo Maanta Furmaya
Next articleShirka isku xirka mashaariicda caafimaadka Galmudug oo Maanta la daah furay {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here