Home Wararka Somaliya Rooble iyo Guudlaawe oo kulmay iyo shirka oo Maanta Furmaya

Rooble iyo Guudlaawe oo kulmay iyo shirka oo Maanta Furmaya

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa ka raalli galiyay tabashadii uu ka qabay ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa shirka maanta furmaya uga qeyb galaya aaladda fogaan aragga ee ZOOM.

Hirshabelle ayaa diiday ka qeyb-galka shirka Muqdisho uga Furmi lahaa Golaha wadatashiga Qaranka kadib markii ay shaaciyeen in aan lala socodsiin qabsoomida shirkaas

Ad
Previous articleYaa gacanta ku haya xiligan Deegaanka Wisil oo kooxda Shabaab Weerar ku qaadeen maanta
Next articleRa’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug oo isbitaalka ku booqday dhaawacyadii shalay laga keenay Wasil {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here