Home Wararka Maanta Xeer Ilaalinta Qaranka oo War kasoo saartay Sababta mar kale loo xiray...

Xeer Ilaalinta Qaranka oo War kasoo saartay Sababta mar kale loo xiray Wariye Cabdalla Muumin

0

Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saaray xariga ciidamada ammaanka Soomaaliya mar kale u geesteen Wariye Cabdalla Muumin Axmed .

Qoraalka kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta Qaranka ayaa lagu sheegay in wariye Cabdalla Muumin oo maxkamadda gobolka Banaadir xukun ku riday, balse sifo sharci darro ah taliyaha xabsiga dhaxe kusii daayay.

Xeer ilaalinta Qaranka ayaa sheegtay in xariga dambe ee wariyaha ku yimid ammar kasoo baxay hay’adaha garsoorka, waxa ayna xeer ilaalinta sheegtay in baaris lagu wado dhacdadii taliyaha iyo saraakiisha xabsiga dhaxe kusii daayeen Wariye Cabdalla Muumin.

Ad
Previous articleCiidamada Booliska Muqdisho oo war kasoo saartay dilkii maanta ee carada badan dhaliyay
Next articleInjineer jaceyl dartiis u bixiyay sirta nukliyeerka ee waddankiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here