Home Wararka Somaliya Galmudug Muxuu salka ku hayaa safarka Axmed Karaash ee Gaalkacyo xilli khilaaf xooggan...

Muxuu salka ku hayaa safarka Axmed Karaash ee Gaalkacyo xilli khilaaf xooggan uu kala dhexeeyo Deni?

0

Iyadoo khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa uu cirka isku sii shareerayo ayaa madaxweyne ku xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) wuxuu maanta tegey magaalada Gaalkacyo.

ujeedka Safarkaaan ayaa ah si uu u xalliyo iska hor imaad todobaadkii hore halkaa ka dhacay oo sababay in uu dhaawacmo nabadoon afur u samaynayey wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Karaash iyo Siciid Deni ayaa shalay qoraallo ay isku naqdinayaan isku weydarsaday baraha bulshada.

karaash ayaana Shalay kaliya Soo saaray 3 wareegto oo magacaabis iyo Xilka qaadis ah Deni ayaana ka Horyimid Talaabooyinaaas uu qaaday Karaash.

Ad
Previous articleDeg Deg: Gudoomiye Ku Xigeenka Aqalka Sare oo lagu Kala adkaaday iyo Nabad iyo Nolol oo Cashir adag loo Dhigay
Next articleSaddex Arimood oo Sabab u ahayd in Cabdixaashi Markale Loo Doorto Gudoomiyaha Aqalka Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here