Home Wararka Somaliya Hirshabeelle 12 musharax oo Maantay Qaatay Shahaadada Musharaxnimo oo beri Jowhar lagu Dooran...

12 musharax oo Maantay Qaatay Shahaadada Musharaxnimo oo beri Jowhar lagu Dooran Doono(Sawiro)

0

Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxa ay diiwaangaliyeen xubnihii Musharixiinta kuraasta hore loo shaaciyay ee Golaha Shacabka.

Illaa 12 Musharax ayaa isku soo taagay doorashada lix kursi, kuwaasoo qaatay shahaadooyinkooda Musharaxnimo.

“Xubno ka mid ah Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa hubiyay Habraaca iyo hanaanka howlgalka qorshaha doorashada, Sidoo kale waxa shahaadada murashaxnimo la gudoonsiiyay Musharaxiinta soo buuxiyay shuruudaha” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Guddiga doorashooyinka Qaranka.

Musharaxiinta qaar ayaa la soo sheegayaa iney yihiin malxiis aaney tartanka dhab ka aheyn si u soo baxaan xubno la doonayo iney soo baxaan, waxaana musharaxiinta la diiwaangeliyey ay kala yihiin sidan .

Ad
Previous articleAqriso 7 Qodob oo la sheegay in Rooble u aaday Dalka Imaaraadka Carabta
Next articleWasiir Katirsanaa koonfurgalbeed oo geeriyooday iyo Laftagareen oo Ka Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here