Home Wararka Somaliya Shil gaari ayaa ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

Shil gaari ayaa ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

0

Shil gaari ayaa ka dhacay inta U dhexeysa Degmada Bandiiradley iyo Saddexhiglo ee Gobolka Mudug.

Gaarigaan xamuulkaa oo ku wajahnaa magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku rogmaday wadada u dhaxaysa Bandiiradley iyo Saddex-higlo. Shilkaan gaari ayaan gaysan Khasaare Nafeed, ha yeeshee waxaa bur bur qaar ka mida gaariga iyo alaabihii saarnaa.

Wadada u dhaxaysa labadaan magaalo ee Bandiiradley iyo Saddex-higlo ayaa inta badan waxaa ka dhaca shilalka baabuurta nuucyadooda kala duwan kuwaas oo sabab khasaare naf iyo maalba leh.

Ad
Previous articleXildhibaan Gaandi oo Faransiiska ku geeriyooday
Next articleShirka iskaashiga amniga Dawladaha xubnaha ka ah DFS ee Galmudug iyo Puntland ayaa maantay ka dhacay caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here