Home Wararka Somaliya Xildhibaan Gaandi oo Faransiiska ku geeriyooday

Xildhibaan Gaandi oo Faransiiska ku geeriyooday

0

Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ku geeriyooday Professor Maxamed Cabdi Maxamed ( Gaandi) oo xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladihii Dalka Soomaray

Professor Gaandi, wuxuu katirsanaa golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana la shaaciyay Geeridiisa.

Gaandi ayaa ka mid ahaa Siyaasiinta Mucaaradka ah ee Dowladda Ka soo Horjeeda,waxuuna xubin sare ka ahaa Madasha xisbiyada qaran.

Ad
Previous articleC/raxmaan Cabdishakuur ” ma doonayno La kulanka Farmaajo
Next articleShil gaari ayaa ka dhacay Gobalka Mudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here