Home Wararka Maanta Zelensky ” Yurub way nooga baxeen balan-qaadkii ahaa inay naga Difaacaan Ruushka

Zelensky ” Yurub way nooga baxeen balan-qaadkii ahaa inay naga Difaacaan Ruushka

0

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa ku dhaleeceeyayreer galbeedka inay uga baxeen balan-qaadkii ahaa inay ka difaacaan Weerarka Ruushka.

Waxa ay ahayd 13 maalmood oo aanu maqalnay ballanqaadyo, 13 maalmood oo nalagu sheegay in aanu heli doonno caawinta hawada, in ay jiraan diyaarado iyo in nala soo gaadhsiin doono, ayuu Zelenskyj ku yidhi farriin muuqaal ah Salaasadii. .

– Laakiin mas’uuliyadda arrintan sidoo kale waxay saaran tahay kuwa aan awoodin inay go’aan ka gaaraan arintan ayuu raaciyay Zelenskyj.

“Waxay sidoo kale dusha ka saarantahay kuwa aan sugin hawada Ukraine ee ka dhanka ah Weerarada Ruushka,” ayuu yidhi.

Ukraine ayaa mudo dhoor maalin ah iska difaaceysa Dalka Ruushka oo awood ahaan ka badan waxana ilaa hada jirin dowlad caawisay marka laga reebo taageero oo kaliya.

Ad
Previous articleSweden oo diiday inay gasho Dood ku saabsan ku biirista NATO
Next articleRuushka oo ku hanjabay inuu joojinayo gaaska soo mara Nord Stream 1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here