Home Wararka Somaliya Puntland Xubno ka Tirsan Daacish oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaarada Boosaaso

Xubno ka Tirsan Daacish oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaarada Boosaaso

0

Ciidamada Amniga ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay labo qof, lagu tuhunsan yahay in ay xubno muhiim ah kayihiin Kooxda Argagixiso ee DAACISH, oo diyaarad kasoo raacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Xubnahan ayaa shaki badan, ka taagan yahay sida ay kusoo dhaafeen garoonka Muqdisho oo ay gacanta ku hayso Hay’adda Nabadsugusa Soomaaliya ee NISA.

Sida ay ii xaqiijinayaan ilo wareedyo kale duwan, Puntland ayaa baaris ku haysay xubnaha la qabtay oo mid kamid ah yahay sarkaal sare oo qaabilsanaa qorida dadka kubiiraya ISIS, kaas oo laraadinayay qabashadiisa.

Ad
Previous articleDowladda Itoobiya oo ka Hadashay Weerarkii Alshabaab Shalay ku Qaadeen Ciidamadooda ku Sugnaa Bakool
Next articleCiidamada Itoobiya oo Dagaal Aargaasi ah ku Qaaday Alshabaab Dilayna Alshabaab Farabadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here