Home Wararka Somaliya Xogta Mudug24 ka heshay Madaxweyne Qoor Qoor oo aan ku Qanacsaneen Qorshaha...

Xogta Mudug24 ka heshay Madaxweyne Qoor Qoor oo aan ku Qanacsaneen Qorshaha Farmaajo iyo Sababta

0

Sida Wakaalada Wararka Mudug24 oo u dhuun duleeshay arimaha Galmudug horay idinkugu shaacisay Madaxweynaha Qoor Qoor ayaana ku Ganacsaneen Qorshaha Farmaajo ee Wadanka.

Sida Xogta ku heleyso Mudug24 Madaxweynaha oo taageero u ah Farmaajo ayaa Qaadan waayay sida Xi kordhinta uu u sameestay Farmaajo iyadoo la qancin mucaaradka ama xitaa madaxda Maamulada.

Qoor Qoor ayaa Farmaajo u sheegay in xaalada ay tahay mid culus isla markana beesha Caalamka eegayaan waxa ka socda Wadanka isagoo intaasi ugu daray in loo baahanyahay in tani aysan macquul aheyn.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Qoor qoor in wali waji adag kala kulmaya Madaxweyne Farmaajo taasi oo keentay in isaga iyo Guudlaawe ay arinta si dhab ah dhex dhexaad ugu noqdaan.

Kulamo gooni Gooni ah ayaa ka socda Muqdisho waxana madaxda Mucaaradka ay heleen taageeradii ugu badneynd ee dhanka beesha caalamka iyadoo madaxweyne Farmaajo ay hada xaalada ku xuntahay.

Lasoco Waxa soo kordha

Ad
Previous articleWarar laga helayo kulankii xalay dhexmaray Qoorqoor, Guudlaawe iyo Musharaxiinta
Next articleBeelaha Hawiye oo bilaabay qaban-qaabada shirweyne ka dhan ah muddo kororsiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here