Home Wararka Maanta Xog ku saabsan Magacaabista Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

Xog ku saabsan Magacaabista Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

0

Guddoonka cusub ee maamulka Gobolka Banaadir iyo magacaabistiisa waxaa Laga helayaa xoga cusub oo ku saabsan cida loo Magacaabi doono islamarkaana badali doonta Cumar Finish.

xigta aan helnay ayaa sheegaysa in La soo wado Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Yuusuf Xuseen jimcaale Madaale

hadaba Xogta ayaa ah sidaan

1. Gudoomiyaha gobolka Yusuf Maadaale

2. Kuxigeenka koowaad Ahna Maamulka iyo maaliyadda Ciise Guure

3. Kuxigenka howlaha guud Shukri Maxamed Afrax

4. Kuxigeenka Amniga Xidig

5. Kuxigeenka arimaha bulshada Iimaan Nuur Iikar

Gobalka Banaadir maxaa Laga filan karaa hadii ay sidaan sax noqoto.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Booqday Deegaano Dhowr ah (Sawiro)
Next articleSomaliland oo 4 QOF lagu Toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here