Home Wararka Maanta Sidoo u kala leeyihiin Beelaha Daga Galmudug 21 Kursi ee Galmudug Shaacisay(Aqriso)

Sidoo u kala leeyihiin Beelaha Daga Galmudug 21 Kursi ee Galmudug Shaacisay(Aqriso)

0

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey inuu qabananayo doorashada 21 kursi oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka.

Kuraastan oo ah kuwii ugu badnaa ee mar kaliya lagu dhawaaqo in loo tartamayo ayaa ku soo beegmay xili ay maanta ku beegan tahay 15 bisha Janaayo oo ah xiliga uu bilaabanayo jadwalka cusub ee doorashada golaha shacabka, kaasoo qeyb ka ahaa go’aanadii dhowaan ka soo baxay shirkii golaha wadatashiga ee Muqdisho lagu soo xiray.

Haddaba waxaan qoraalkan idinkugu soo gudbinaynaa 21-ka Kursi ee Galmudug shaacisay xildhibaanada horay ugu fadhiyay iyo qabiiladooda

  1. Hop053-Farah Abdi Hassan (Bah Ogaden, Mareexaan
  2. Hop064 Sahro Omar Maaclin (Abgaal Wacaysle)
  3. Hop012 Yusuf Hayle Jimcaalle (Tumaal)
  4. Hop049 Mustaf Shiikh Ali Duhulow (Habar Cayno Murusade)
  5. Hop096- Abdiaziz Elmi Ali Aarsade (Duduble)
  6. Hop248 Mohamed Ahmed Abtidoon (Gabane Saleemaan Habar gidir).
  7. Hop81- Maryan Cariif Qassim (Cabdalle Murusade)
  8. Hop#139 Cabdixakiin Macalin Axmed Cayr HG
  9. Hop025 Naciima Mohamed Gacal (Daguuro Murusade)
  10. Hop055 Zakariye Hassan Sheikh Ali (Fiqi Maxamed Dir)
  11. Hop147 Mahad Maxamed Salaad Cayr Habar Gidir
  12. Hop007 Cabdullahi Farah Weheliye (Duduble)
  13. Hop137 Sadiq Abdikraim Haji Ibrahim (Ali Gaaf Abgaal)
  14. Hop138 Sacid Nuur Qayliey Gariish (Habar Aji Cayr Habar Gidir.
  15. Hop040 Nadiifa Farah Jamac (Mariixaan Daarood)
  16. Hop-048 Cabdullaahi Gaafow Mahamuud (Habar Cayno Murusade)
  17. Hop071- Abdisabir Nuur Shuriye Xaysow (Saleebaan Habargidir)
  18. Hop089- Cabdi Shire Jamac (Wagardhac Mariixaan Daarood)
  19. Hop051- Hassan Moallim Mohamud Sh. Ali- (Abakar, Sabti, Murusade)
  20. Hop035 Mohamed Abdulle Farah Geesey- (Awr-wadeen, Duduble)
  21. Hop061 Abdiwelli Mohamed Qanyare- Foolculus Murusade.
Ad
Previous articleMaamulka Hirshabeele oo 11 Kursi Shaaciyay iyo 2 Kursi oo Dib loo Dhigay
Next articleXog ku saabsan Kuraasta Galmudug ay shaacisay iyo Goobaha ay ka Soo kala jeedaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here