Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Xliga Lasoo Gabagabynaayo Guud ahaan Kuraasta Baraawe Taala oo La Shaaciyay

Xliga Lasoo Gabagabynaayo Guud ahaan Kuraasta Baraawe Taala oo La Shaaciyay

0

 

17-Feb-2022, Baraawe Kuraasta 13-ka ee shalay la shaaciyey ayaa la dooranayaa!! Baraawe Kursi dambe kuma Harin.

doorashada Kuraasta ugu badan ee deegaankiisa taalay ayuu dhaqaajiyey, D/Gobaleedyada kale wali waa jiitan iyo qaarkood oo doorashadaba hakiyey

 

Wax kayar 20 Kursi oo Baydhabo ah ayaa u harsan Laftagareen, 14-kamid ah ayuu qabanayaa kahor 25-ka bisha Feb.

Ad
Previous articleMagaalada Minneapolis oo labo Qof lagu toogtay goor dhow
Next articleGalmudug oo Dib u Dhigtay Kursiga HOP53 Sababtana Shaacisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here