Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Dib u Dhigtay Kursiga HOP53 Sababtana Shaacisay

Galmudug oo Dib u Dhigtay Kursiga HOP53 Sababtana Shaacisay

0

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyey in dib loo dhigay doorashada kursi ka mid ah golaha shacabka oo degaan doorashadiisu tahay magaalada Dhuusamareeb.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in kursiga tirsigiisu yahay HOP053 oo dib loo dhigay inta laga soo dhameystirayo habraaca doorashadiisa, waxaana kursigan isku soo sharaxay 7 haween ah.

Hoos ka akhriso qoraalka guddga

Ad
Previous articleXliga Lasoo Gabagabynaayo Guud ahaan Kuraasta Baraawe Taala oo La Shaaciyay
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Qorshaynaaya inuu dib u Dhigo Labada Kursi HOP147 iyo HOP138 ogoow Sababta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here