Home Wararka Somaliya Magaalada Minneapolis oo labo Qof lagu toogtay goor dhow

Magaalada Minneapolis oo labo Qof lagu toogtay goor dhow

0

Waxaa waqooyiga magaaladda Minneapolis lagu toogtay qof oo isla markiiba u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas lala beegsaday ee ku dhacday

.Afhayeenka booliiska magaaladda Minneapolis Garrett Parten ayaa sheegay in toogashada ay labadda qof ku dhinteen ay ka dhacday meesha ay iska jaraan wadooyinka 21st and Sheridan avenues north.

Booliiska ayaa helay labbo qof oo baabuur lagu dhex toogtay, shaqaalaha gurmadka deg-dega iyo booliiskii goobta gaaray ayaa kaalmo deg-deg ah u fidiyey labadda qof ee la toogtay, balse isla markiiba waxaa meesha ku dhintay labadda qof.

Weli lama shaacinin labadda qof ee la dilay magacyadooda, da’dooda iyo jinsiyadooda.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Turkiga Iyo madaxweynaha Israil oo Kulmaya Xili Walaac soo Foodsaaray Labadooda
Next articleXliga Lasoo Gabagabynaayo Guud ahaan Kuraasta Baraawe Taala oo La Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here