Home Wararka Maanta Xildhibaanadii Laga Mamnuucay Golaha Shacabka oo shaaciyay inay Biri Fadhiga xaadiri doonaan...

Xildhibaanadii Laga Mamnuucay Golaha Shacabka oo shaaciyay inay Biri Fadhiga xaadiri doonaan (Sawiro)

0

15-kii Xildhibaan uu gudoomiyaha golaha shacabka Sheegay in aysan ka qayb gali karin ilaa 5 kulan ayaa waxa ay sheegeen in kulanka biri ee golaha ay ka qayb galayaan waxii soogaara masuuliyadeeda uu qaadaayo gudoomiyaha .

Sidokale Waxa ay sheegeen ciidamo dhar cad ah oo iyaga iyo sargaalka hogaaminayayba ay horay u ahaayeen Al-Shabaab shalay lakeenay xarunta golaha si ay udhibaateeyaan xildhibaanada mucaaradka ah .

Waxay shaaciyeen magaca taliyaha hogaaminayay ciidankaas oo ay tilmaameen in horay howl gal loogu soo qabtay uuna ugu hanjabay in xildhibaanada mucaaradka ah uu hilbahooda jar jari doono waa sida ay hadalka udhigeene.

Ad
Previous articleMadaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo qaabilay Wafdi Caalami ah (SAWIRO)
Next articleisfaham Mira dhal ah oo ay gaareen Madaxda Maamul Gobaleedyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here