Home Wararka Maanta isfaham Mira dhal ah oo ay gaareen Madaxda Maamul Gobaleedyada

isfaham Mira dhal ah oo ay gaareen Madaxda Maamul Gobaleedyada

0

Waxaa horu mar laga gaaray shirarkii gooni goonida ahaa ee ka socday Magaalada Muqdisho gaar ahaan midkii Airport Hoteel.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa aheegqya in 5ta Madaxweyne ay gaareen Isfahan dhaxdooda ah balse u baahan meelaha qaar in dib ay ula laabtaan qaarkoodt talada , Waxaa si gaar ah looga dalbay Madaxdaxweyne Dani iyo Madoobe in arinta amniga Afisyooni iyo Ajandaha laga wada hadlo ayna ogolaadaan dhankooda.

Amisom, ayay kala hadleen Sidii doorkeeda u qaadan lahayd gaar ahaan ahmiyadda ay leedahay in ay ilaaliyaan doorkooda dhaxdhaxaadnimada ah.

Berito Waxaa Teendhada Afisyooni tegi doona Ra’iisul Wasaare Rooble iyada oo aysan caddayn in dhinacyada oo dhan ay qayb ka yihiin iyo in kale.

Ad
Previous articleXildhibaanadii Laga Mamnuucay Golaha Shacabka oo shaaciyay inay Biri Fadhiga xaadiri doonaan (Sawiro)
Next articleShirkii Golaha shacabka Soomaaliya oo La Baajiyay iyo Madaxda Dowlad Gobaleedyada oo Madaxtooya…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here