Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo qaabilay Wafdi Caalami ah (SAWIRO)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo qaabilay Wafdi Caalami ah (SAWIRO)

0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Caabudwaaq ku qaabilay masuuliyiin ka socdey Hay’adda HALO Trust ee ka shaqeysa Arrimaha miino baarista oo dhawaan ka hawlgalaya Deegaanada Galmudug.

Madaxweynaha iyo Wafdigaan ayaa ka wadahadlay sidii Loo xooyin lahaa Xariirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Galmudug iyo Hay’adda Trust.

Kulankaan ayaa ka qabsoomay Madaxtooyada Galmudug ee Caabudwaaq, waxaana Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug uu Kala hadlay wafdigaan inay Joogteeyaan Howsha ay ka wadaan Galmudug.

Ad
Previous articleMadax ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb-galay Aaska Taliyihii Hore ee Asluubta (SAWIRO)
Next articleXildhibaanadii Laga Mamnuucay Golaha Shacabka oo shaaciyay inay Biri Fadhiga xaadiri doonaan (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here