Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Xildhibaanad Si Wayn Uga Soo Horjeeday Fahad iyo Farmaajo oo Goordhow la...

Xildhibaanad Si Wayn Uga Soo Horjeeday Fahad iyo Farmaajo oo Goordhow la Qaarijiyay

0

Qaraxyo kale ayaa la sheegay inay ka dhaceen gudaha madaxtooyada Hirshabelle ee magaalada Beledweyne iyadoo qaraxyadana ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.

Waxaa ka jirta xaalad cakirnaan gudaha xarunta madaxtooyada Hirshabelle ee magaalada Beledweyne.

Illaa labo qarax ayaa la sheegay inay ka dhaceen gudaha madaxtooyada iyadoo qaraxii hore uu ahaa mid lala beegsaday Aamina Maxamed Cabdi oo kamid ahayd xildhibaanadii baarlamaanka tobnaad haatana ka mid ahayd musharaxiinta kursiga HOP135.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Hirshabelle ee la xiriira qaraxyada ka dhacay Beledweyne.

Ad
Previous articleDoorashadii baladweyne oo lagu kala Baxay iyo Nabad iyo Nolol oo jab Xoogan soo gaaray
Next articleRaysulwasaare Rooble oo Si adag uga Hadlay Dilka Xildhibaano Cawa lagu laayay Baladweyne Amar Degdeg ahna Bixiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here