Home Wararka Maanta Xildhibaan C shakuur Cali Miri oo Loo doortay Xildhibaan

Xildhibaan C shakuur Cali Miri oo Loo doortay Xildhibaan

0

Cabdi shakuur Cali Mire ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#054 ee golaha shacabka BJFS isagoo kaga guuleystay tartanka musharixiin dhowr ah.

Cabdi shakuur Cali Miri Ayaa Afartii sano ee La Soo dhaafay ahaa Mudane Ka Tirsan Golaha Shacabka JFS, Waxaana Maanta Mar kale loo doortay Xildhibaan.

Waxuu ka mid yahay dadka aadka ugu dhaw Madaxweyne Farmaajo, waxuuna ku biirayaa Xildhibaanada usoobaxay Villa Somalia

 

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya
Next articleXukuumadda Soomaaliya oo Abaaraha Dalka dadka ay Saameeyeen ugu Deeqday 1 Milyan oo Dollar (Sawiro)