Xildhibaan C shakuur Cali Miri oo Loo doortay Xildhibaan

Cabdi shakuur Cali Mire ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#054 ee golaha shacabka BJFS isagoo kaga guuleystay tartanka musharixiin dhowr ah.

Cabdi shakuur Cali Miri Ayaa Afartii sano ee La Soo dhaafay ahaa Mudane Ka Tirsan Golaha Shacabka JFS, Waxaana Maanta Mar kale loo doortay Xildhibaan.

Waxuu ka mid yahay dadka aadka ugu dhaw Madaxweyne Farmaajo, waxuuna ku biirayaa Xildhibaanada usoobaxay Villa Somalia

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*