Home Wararka Somaliya Galmudug Xukuumadda Soomaaliya oo Abaaraha Dalka dadka ay Saameeyeen ugu Deeqday 1 Milyan...

Xukuumadda Soomaaliya oo Abaaraha Dalka dadka ay Saameeyeen ugu Deeqday 1 Milyan oo Dollar (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa dhawaaqay in Xukuumaddu 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay gurmadka abaaraha.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Guddiga Gurmadka Abaaraha in sida ugu dhaqsiyaha badan caawimaad ula gaaraan deegaannada ugu daran ee abaartu saameynta ku yeelatay.

Abaara xoogan ayaa ka Jira Qeybo ka mid ah Goballada Dalka, waxaana Wasiirada Xukuumadda Laga jaray Mushaarkooda Lacago si Dadka Abaaruhu Saameeyeen Loogu Gurmado

Ad
Previous articleXildhibaan C shakuur Cali Miri oo Loo doortay Xildhibaan
Next articleShir u dhaxeeya Dowlad Gobaleedyada iyo Dowladda dhaxe oo Kismaayo ka furmaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here