Home Wararka Maanta Xildhibaan aadan Saransoor oo Xil Sare loo Magacaabay

Xildhibaan aadan Saransoor oo Xil Sare loo Magacaabay

0

Gudoomiyaha golaha shacabka Aaden Madoobe ayaa u magacaabay Xildhibaan Aden Saransoor in uu noqdo masuulka baarlamaanka Africa kumatalaya baarlamaanka 11-aad ee JFS.

Aden Madoobe ayaa si qarsoodi ah ku magacaabay Aden Saransoor oo ay isku beel kasoo jeedaan, habeenkii Doorashada Saransoor-na si cad u sheegay in codka lasiiyo Aaden Madoobe.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa bilaabay guux ka dhan ah go’aanka Gudoomiyaha oo ay kusifeeyen mid ka fog dhexnimo.

Ad
Previous articleXildhibaanad Ilhaan Cumar oo Booliska Marykanku Xabsiga Dhigeen
Next articleSaraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo Howlgal lagu Soo Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here