Home Wararka Somaliya Puntland Xiisad ka taagan Garowe iyo Hub Uruuris Xoog leh oo Kasocda Halkaas(Sawiro)

Xiisad ka taagan Garowe iyo Hub Uruuris Xoog leh oo Kasocda Halkaas(Sawiro)

0

Dawlada Hoose ee Garoowe oo doonaysay in ay furto wadada Wasaaraddaha ee magaaladaas ayaa lakulantay in laga hor istaago aagii ay wadada marin lahaayeen.

Xero wareegsan oo horey loo sheegay in shirkad laga leeyahay Shiinaha la siiyey ayay ku timi wadadan.

waxaana la go’aamiyey in dhexda laga mariyo Cabirka Maadaama ay ku timid.

 

hayeeshee taasi waxaa ka hor yimi qaar kamid ah wakiilada Shirkadan oo kasoo jeeda dhinaca Madaxweyne hore Cabdiraxmaan Faroole.

Gaadiid dagaal ayaa lageeyey goobta, darbigii cabirka lagu dunshay ayaana dib loo dhisayaa.

Ad
Previous articleOdayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa 6 Kursi oo La Shaaciyay
Next articleMaamulka Hirahabeele oo Noqday maamulki ugu Danbeyey oo Dorashada Bilaaba aya Lagu edeyey Durbaba Boob

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here