Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Xasaasi:Itoobiya Oo Diyaarad Milatari Usoo Dirtay Laftagareen Xili Roboow Wasiir Laga Dhigay

Xasaasi:Itoobiya Oo Diyaarad Milatari Usoo Dirtay Laftagareen Xili Roboow Wasiir Laga Dhigay

0

Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo diyaarad Milateri ka qaaday Baydhabo, ayaa gaaray gudaha Itoobiya, isagoo isla goor dhaw Addis Ababa soo gaaraya, lana kulmaya Madaxda dalkaas.

Isbedeladan deg deg ah ayaa la aaminsan yahay in ay keentay Magacaabidii Mukhtaar Roobow ee ay Dawladda Soomaaliya ka dhigtay wasiir katirsan Xukuumadda.

xili uu Addis Ababa uga jiro liiska dadka la baadi-goobayo, maalmo kahorna weerar looga qaaday S/Galbeed xaduuda gobalka Bakool.

Dalalka deriska la ah Soomaaliya ayaa saameyn siyaasadeed ku leh arrimaha gudaha ee Soomaalida, Kenya ayaa difaacday Axmed Madoobe 2018-kii, iyadoo xiligas ay garab gudaha ah siinayeen xubno uu horboodayay Madaxweynaha hadda ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Ad
Previous articleFaahfaahin Laga Helay Dil Loo Gaystay Dalmar Xuseen Gacal
Next articleXildhibaan Yaasiin Cabdulaahi fareey oo Siyaasadda qormo ka qoray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here