Home Wararka Maanta Xamaas oo Dagaal Qaraar kadib Nolosha Ku qabatay Askar israailiyiin ah

Xamaas oo Dagaal Qaraar kadib Nolosha Ku qabatay Askar israailiyiin ah

0

Afhayeenka kooxda iska caabinta Qasa ayaa ku dhawaaqay inay nolosha ku qabteen askar ka tirsan ciidanka Israa’iil ee dagaalka kula jiray

Waa markii ugu horeysay ee askari israaiili ah uu gacanta u galo Xamaas tan iyo markii uu dagaalka qarxay.

Marka laga soo tago hadalkii argagaxa lahaa ee Abuu Cubayda ku sheegay inay askar ka tirsan ciidanka Israa’iil gacanta ku dhigeen, muuqaal ay soo bandhigeen iska caabinta ayaa laga arkay askari ka tirsan ciidanka Israa’iil oo ay ku soo jiiteen mid ka mid ah gododkooda ku yaalla xerada Jabalia , waxayna arrintan naxdin dhab ah ku tahay Israa’iil.

Waxaa ku cad qalabka la soo bandhigay in ciidanka la soo qabtay ee muuqaalka lagu soo bandhigay inay ahaayeen ciidanka gaar ah oo leh aqoon sare.

Ad
Previous articleMaraykanka oo Shaaciyay in Qaraxyo waawayn ka dhici doonaan Magaalada Muqdisho Asbuucaan
Next articleXildhibaano Ka Tirsan Dowlada Kenya oo Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here