Home Wararka Maanta Xaaska mushrax Madaxweyne oo Goordhow Xildhibaan Ku Gulaystay

Xaaska mushrax Madaxweyne oo Goordhow Xildhibaan Ku Gulaystay

0

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Al-Maqsuumi ayaa ku soo baxday kursiga #HOP034 oo uu horay uga fadhiyay Khaalid Mocow oo ka mid ahaa kuraasta beelaha banaadiriga.

Khadija Maqsuumi ayaa aheyd Safiirka Soomaaliya ee dalka Pakistan, sidoo kale waa xaaska Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guuleed oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Kursigaan ayaa Ka Mid ah Kuraasta Beelasha Banaadiriga oo mantay Doorashadoodu ka Dhacayso Muqdisho.

Ad
Previous articleYuusuf Xayle oo Goordhawayd lagu Doortay Dhuusamareeb
Next articleGalmudug oo maantay lagu Doortay 4 Xildhiibaan Soona gabgabaysay kuraastii Taalay Dhuuusamareeb(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here