Home Wararka Somaliya Galmudug Yuusuf Xayle oo Goordhawayd lagu Doortay Dhuusamareeb

Yuusuf Xayle oo Goordhawayd lagu Doortay Dhuusamareeb

0

Xildhibaan Yusuf Xayle oo Goordhow lagu Dooratay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb  ayaa mar kale ku soo baxay kursiga #HOP012 oo uu horay ugu fadhiyay.

Xildhibaanka ayaa ahaa sama falle u adeegayay beeshiisa Tumaal, gaar ahaan dhinacyada waxbarasho iyo gargaarka oo sideedii sano ee la soo dhaafay u ahaa mid door weyn ka qaatay.

 

Kursigaan ayaa ka Mid ah Afar kursi oo goordhow lagu Dooran Doono magaalada Dhuusamareeb waana Kuraasti ugu Danbaysay ee lagu Doorto Magalaada Dhuusamareeb .

Ad
Previous articleTaliyaha Booliska Degmada Guriceel oo Digniin u Diray Ahlusuna Waljaamaca Xili ay Dhaqdhaqaaq Xoogan Bohal Ka wadaan
Next articleXaaska mushrax Madaxweyne oo Goordhow Xildhibaan Ku Gulaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here