Magaalada Muqdisho waxaa Lagu qaabilay Wiil dhalinyara ah oo Muddo afar Sana ah aanan jarin tintiisa Go’aan adagna qaatay.
Wiilkaan ayaa ka mid ahaa dhalinyarada Taageerta Muqtaar Rooboow Abuu-mansuur waxuuna go’aansaaday inuusan Timaha iska xiirin ilaa Laga soo daayo Sheikh Muqtaar Rooboow oo sanadkii 2018, Baydhabo Dowladii Farmaajo ay ka soo xirtay
Rooboow oo Dowladda Xasan Sheikh ay Xabsiga ka daysay xilkana u magacaawday waxuuna helay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, waxuuna Maanta qaabilay wiilkii Taageerada u ahaa asiga
waa dhacdo Cajiib ah, waxuuna wiilkaan dhalinyarada ah qaatay Go’aan adag oo dad badan ay la yaabeen
Ad