Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Kenya oo ku dhawaaqay arin walaac badan Laga qabay

Guddiga Doorashada Kenya oo ku dhawaaqay arin walaac badan Laga qabay

0

Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha madaxa-bannaan ee Kenya IEBC ayaa warbaahinta u sheegay in la wayay sargaal u qaabilsanaa deegaan doorashada bariga Embakasi oo lagu magacaabo Danial Muchoka—Guddoomiyaha Guddiga Wafula Chibokati oo weriyayaasha la hadlay ayaa sheegay in la wargeliyay laamaha amniga, si raq iyo ruuxba loo helo sargaalka la waayay.

Doorashadii Kenya ee 2018-kii ayaa la waayay sargaal lagu magacaabi jiray chiristopher Msando, laakiin markii dembe ayaa meydkiisa oo laga jaray calaacasha gacanta laga helay keyn ku taalla duleedka Nairobi; Msando waxa uu ahaa xilligaas sargaalkii guddiga u qaabilsabaa dhinaca teknoolajiyada.

Ad
Previous articleWiil Muqdisho ku nool oo qaatay Go’aan halis ah oo aad loo hadal haayo (Sawiro)
Next articleYaa ka danbeeyey weerarkii Salman Rushdie – Qoraaga buugga “Aayadaha Shaydaanka”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here