Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin u diray hoggaanka siyaasadda iyo bulshada Soomaaliland.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa Madaxda iyo Shacabka Somaliland ku booriyay inay ka shaqeeyaan nabad iyo Xasiloonida Deegaanada Soomaaliland

Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Ra’isul Wasaare Xamza ayaa si wadajir ah uga hadlay rabashadihii shalay la dhacay Hargeysa waxayna ka digeen in shacabka La dhibaateeyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*