Home Wararka Maanta Weriye Caawa Lagu dhaawacay Muqdisho

Weriye Caawa Lagu dhaawacay Muqdisho

0

Koox Burcad ah oo ku hubeysnaa Tuureey ayaa caawa dhaawacay Wariye Hanad Cali Guuleed oo ka Tirsan Warbaahinta Goobjoog xilli uu marayay xaafadda Siliga Ameerkaanka ee Muqdisho.

Kooxdaan Burcada ah ayaa isku dayay inay ka dhacaan Telefano uu watay waxaana la sheegay in ay qaateen kadibna dhowr Tooreey ay ugu dhufteen Garabka iyo Qoorta.

Isbitaalka Kalkaal ee Muqdisho ayaa la geeyay oo dhaawaciisa lagula tacaalaya sida ay sheegeen Qaar ka mid ah Shaqaalaha Warbaahinta Goobjoog

Ad
Previous articleisbitaalka Martiini oo Maanta Daawo Loogu Deeqay Qeyb cusubna Lagu soo Kordhiyay {Sawiro}
Next articlePuntland oo shaacisay in Markab ay gacanta ku dhigeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here