Home Wararka Somaliya Puntland Wasiirkii Qorshaynta Federalka oo loo Diiday inuu markale Tartamo

Wasiirkii Qorshaynta Federalka oo loo Diiday inuu markale Tartamo

0

Puntland ayaa ka reebtay inay sanadkaan u tartamaan Kuraasta Golaha Shacabka Wasiiro katirsan Xukuumadda Somalia ee taageeri jiray Villa Somalia.

Xubnaha la reebay ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan.

 

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim & Wasiirka Beeraha & Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid.

Siciid Deni ayaa Dhamaan Xubnahaan ka Reebay Tartanka Doorashada Xildhibaanimo asago Ku eedeeyey in Qaarkood Farmaajo Xulafo la Yihiin

Ad
Previous articlePuntland Soo Bandhigtay Magacyada Musharixiinta U Tartamaaya 16 ka Kursi ee Taala Bosaaso(Aqriso)
Next articleQarax ismiidaamin oo lagu Hoobtay oo lagu Weeraray Masaajid Salaada jumcaha lagu Tukanaayay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here