Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirkii Hore arimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Hobyo (Sawiro)

Wasiirkii Hore arimaha Gudaha Soomaaliya oo gaaray Hobyo (Sawiro)

0

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen odawaa iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Maanta Magaala Xeebeedyo Hobyo ee Gobalka Mudug.

Wafdiga Xildhibaanka waxaa si weyn usoo dhaweeyay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug iyo Qeybaha Kala duwan ee Bulshada.

Soo dhaweyn ka dib Xildhibaan C/raxmaan ayaa Kulan la qaatay Masuuliyiinta Galmudug ee ku sugan Hobyo Maantana soo dhaweeyay.

Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan odawaa ayaa Mug ku leh Galmudug, waana Mid ka mid ah Xildhibaanada ugu Firfircoon Dowlad Gobaleedka Galmudug.

 

Ad
Previous articleGuddigii Ra’isul Wasaaruhu Magacaabay oo Yeeshay Kulankii ugu Horeeyay iyo Waxyaabaha ay qaban doonaan {SAWIRO}
Next articleDhageyso Madaxweynihii Hore ee dalka xasan Sh/ Maxamuud oo Dowladda ku weeraray Dhalinyaradii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here