Dhageyso Wasiirkii Amniga Jubbaland oo ka hadlay sababaha Keenay inuu Dowladda isku dhiibo

Wasiirkii amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo goordhaweyd si weyn loogu soodhaweeyay duleedka Beled-xaawo, ayaa ka hadlay sababaha keenay inuu Heshiis la galo Dowladda Soomaaliya

Halkaan Ka dhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*