Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wasiirka Gaashaan Dhiga,Taliya Ciidamada XDS oo Gaaray Hiiraan Oo Shabaab lagula Dagaalamaayo(Sawiro)

Wasiirka Gaashaan Dhiga,Taliya Ciidamada XDS oo Gaaray Hiiraan Oo Shabaab lagula Dagaalamaayo(Sawiro)

0

Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay qeyb ka ahaayeen taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.Odawaa yuusuf raage, xildhibaano iyo saraakiil kale ayaa soo gaaray Magalada Beledweyne ee gobolka hiiraan waxaana kusoo dhaweeyay Maamulka Hirshabeele, Saraakiisha Ciidamada XDS, kuwa ATMIS iyo maamulka gobolka hiiraan.

Markii ay gaareen magaalada Baladweyne ayaa waxa ay booqdeen taliska ciidanka ATMIS ee Ceeljaale waxa ayna kulama la qaateen saraakariisha ATMIS iyo saraakiisha CXD iyo maamulka gobolka hiiraan iyagoo ka dhegeystey warbixin xaaladada gobolka.

Socdaalka wafdigan ayaa kusoo beegmaya xili ay ciidanka XDS iyo Shacabka Gobolka Hiiraan oo is kaashanaya ay wadeen howlgalo loga ciribtirayo argagixisada.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Cali Guudlaawe oo Tan iyo Doorashadiisii Maantay Gaaray Degmada Matabaan(Sawiro)
Next articleFaah Faahin Dheeri ah oo kasoo Baxaysa Dilka Askari lagu Dilay Degmada Guriceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here