Home Wararka Maanta Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Gaaray koonfurgalbeed

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Oo Gaaray koonfurgalbeed

0

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed.

waxaana garoonka diyaaradaha ee Shaatigaduud kusoo soo dhoweeyey wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur galbeed mudane Cabdullahi Xaaji Xasan.

Socdaalkan ayaa ujeedkiisu yahay u kuurgelidda xaaladaha kajira deegaan kaas .

Ad
Previous articleDowladda oo Go’aamisay magac cusub oo loogu yeerayo Al Shabaab Digniina soo saartay
Next articleRaysulwasaare Rooble “Inaan dagaalka Al-Shabaab ku dhinto ayaan diyaar u ahay “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here