Home Wararka Maanta Deg Deg: Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya oo Dowlada ingiriiska Kala Hadlay ilaalinta...

Deg Deg: Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya oo Dowlada ingiriiska Kala Hadlay ilaalinta Midnimada Xili Maantay Baarlamaanka Uk ka Doodaayo Aqoonsiga Soomaaliland

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee l Ingiriiska, Marwo Vicky Ford.

 

 

iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ku dhisan wax wada qabsiga, ixtiraamka midnimada iyo madax-baannaanida Qarannimo ee Labad Dal sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Wadahadalkaan ayaa Kusoo aadaya Xili Maantay Baarlamaanka Ingiriisku uu Ka Dood Ka Yeelanaayo aqoonsiga Soomaaliland lama Oga Waxa wadahadalkaan ka Badali Doonoo Dooda Baarlamaanka Uk.

Ad
Previous articleSawiro: Dowlada Soomaaliya oo Waraqadaha Aqoonsiga Ka Gudoontay Safiirka Cusub ee Sacuudiga
Next articlePuntland oo Markale Maantay Shaacisay kuraas kale oo Kamid Noqon Doona Gilaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here