Home Wararka Maanta Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo liiska Argagixisada Ka Saaray ONLF dhiibistii Qalbi...

Wasiirada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo liiska Argagixisada Ka Saaray ONLF dhiibistii Qalbi Dhagaxna Ka Hadlay

0

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa u codeeyay in dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax ay aheyd sharci darro iyo qalad weyn, iyagoo ka saaray ONLF inuu yahay Urur Argagixiso.

Wasiirada ayaa inta badan u codeeyay qaraarkaas maanta la horkeenay Golaha Wasiirada, iyadoo Wasiirka kaliya ee diiday uu ahaa Wasiir Beyle, halka uu ka aamusay Wasiir Xamse Maxamed Xamse.

Golihii Wasiirada ee Xukuumaddii Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa sanadkii 2017 u aqoonsaday ONLF inay tahay Urur Argagixiso ah, sidoo kalena sharci ka dhigtay go’aankii dhiibistii C/kariin Qalbi Dhagax.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo War kasoo Saaray Doorashada Puntland
Next articleMaxaa Ka Jira Wararka Sheegaaya in madaxweynihii Hore ee Galmudug Xaaf Hargaysa Lagu Xiray?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here