Home Wararka Maanta Wasiir Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo Kulan Muhiim ah laqaatay Mudane Kamel...

Wasiir Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo Kulan Muhiim ah laqaatay Mudane Kamel Rezig(Sawiro)

0

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria Mudane Kamel Rezig, kulankaas ayaa ka dhacay Magaalada Algiers ee caasimadda Dalka Algeria.

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dedaalka Dowladda ee dib-u-u-habeynta Maaliyadda, Barnaamijka Dayn-cafinta iyo wadaagga fursadaha ganacsiga ee Soomaaliya iyo Algeria.

Ad
Previous articleMaxkamadda Ciidamadda Oo 26 Shabaab Ah Dil Ku Fulineysa Laba Bil Gudeheed
Next articleWAR DEG DEG: Qarax Culus oo lagu Weerary Wasaarada Waxvarashada Soomaaliya iyo Rag gudaha Ugalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here