Home Wararka Maanta Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo Kormeeray Xafiiska Gobalka Mudug (Sawiro)

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo Kormeeray Xafiiska Gobalka Mudug (Sawiro)

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo dib uheshiisiinta Galmudug Ahmed Mahamed Xasan ayaa maanta Booqday Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug.

Wasiir Dowlaha  waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal oo uu wehlinayo ku xigeenkiisa Axmed Maxamed Shire Qoodar.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha ayaa kulan la qaatay Maamulka Gobolka Mudug kulanka ayaaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta Maamulka Gobolka iyo Wasaaradda Arrimaha Guddaha Galmudug.

Ad
Previous articleMaxaa Laga filan karaa Doorashada Soomaaliya ?
Next articleGuddiga Doorashada Goballada Waqooyi oo Soo saaray Kuraas ka mid ah Doorashada Goballada Waqooyi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here