Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Goballada Waqooyi oo Soo saaray Kuraas ka mid ah Doorashada...

Guddiga Doorashada Goballada Waqooyi oo Soo saaray Kuraas ka mid ah Doorashada Goballada Waqooyi

0

Guddiga maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa soo gudbiyay 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo dhawaan doorashadooda la qabanayo.

Guddiga ayaa ku war galinayay ergada beelaha kuraastaa leh in ay 1/12/2021 ay tagaan xarunta Guddiga SEIT si loo siiyo tababaro ku saabsan codaynta.

Ad
Previous articleWasiir Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo Kormeeray Xafiiska Gobalka Mudug (Sawiro)
Next articleMidowga Musharaxiinta Ayaa Boob qaawan ku Tilmaamay Doorashada Dalka (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here