
Dhawaan Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir waxaa ka bilaawday Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka JFS.
HADABA MAXAAD KALA SOCOTAA LIISKA GOLAHA IYO ERGADA
Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Soomaaliya waa 275, Mudane.
Ergada Dooranaysay Xildhibaan kastana waa 101 Erga ah oo Jufada Xildhibaanka ka socota, Hadii si Cadaalad ah wax Lagu doorto, wadarta Guud ee Wax Dooranaysa ee Ergada ah waa 27.775 Erga ah.