Home Wararka Somaliya Wasiir Beyle “Kursigayga waxaan ku waayay waxyaabo badan oo ku saabsan Ilaalinta...

Wasiir Beyle “Kursigayga waxaan ku waayay waxyaabo badan oo ku saabsan Ilaalinta Miisaaniyada Dalka”

0

“Kursigayga waxaan ku waayay waxyaabo badan oo ku saabsan Ilaalinta Miisaaniyada iyo Daahfurnaanta Mashaariicda oo aan iska diiday in aan fuliyo, Qandaraas aan golaha wasiirada ansixin ilaa Madaxweynuhu saxiixo waan iska diiday ” Wasiirka maaliyada Soomaaliya.

Beyle ayaa kursigiisa waayay, waxaana uu diiday Is diwaangalin tartanka iyadoo ergada dooranaysa uu sheegay in si ba’an loo musuqmaasuqay, Shir uu qabtay ayuu kusheegay in Kursiga beeshii lahayd ay ku fariisanayso, Diidmada in uu saxiixo heshiisyo iyo qandaraasyo sharci darro ah ayuu sheegay in lagu colaadiyey xiligan kala guurka ah.

Ad
Previous articleKursigii uu Ku Fadhiyay Wasiirka Maalyada Beyle oo Maantay la Doortay
Next articleWafdi culus oo Kasocday UNka oo Gaalkayo Kula Kulmay Mayorka Magaladaas(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here